Wax walba ma saadaalin karno. Markaa waxaa dhici kara xaalado aan la qorshayn kuwaas oo jadwalkeena rogrogaya. Waxaan ku odorosi karnaa dhacdooyin aan la saadaalin karin anagoo abuurayna qorshe B si aan u daboolno guul darada. Naasir Daalib waxa uu qoray buug xiisa badan, The Black Swan, ku saabsan horumar aan la filayn oo cawaaqib weyn leh.